Radio  directory

BBC Somali

Maqal
 

Garaadka beelweynta Cabdi Garaad (Qayaad)

 

Garaad Cali Buraale Xassan Shiil

 

Madaxweyne Maxamed Cabdi Xaashi

 

Faysal Cabdi-urur

 

Hay'adda Isha Dev. Comm.

 

Sawirrada degmada Dharkayn Geenyo

 

Jaamacadda Nugaal

 

Ururka Bulsho Bulsho Party

 

Wiilasha OGADEN

Somali links

 

  • Allpuntland
  • Allsanaag
  • Awdal news
  • Boocame
  • Buuhoodlemedia
  • Burucnews.co 
  • Calanka
  • Cagaare.com
  • Ceegaag
  • Gabiley 
  • Jidbaale
  • Kismaayo
  • Nugaal media
  • NSUM 
  • Hiiraan
  • Ogadenpost
  • Ogaden Tube

  • Qoraxay

  • Riinji
  • Shabeele
  • Somalifans.net
  • Somalitalk
  • Somaliland.org
  • Togdheer News
  • Widhwidh

     

  •  

     

     

    International media

  • Daily nation
  • The standard
  •  

     
    • Ururka Dhallinyarada
    • Ururka Haweenka

     

     

     

     

     

     

     

     

     

    Wararkii Maanta  &  iyo Ogadeniya:    Radio Xoriyo | Radio Ogaal

    Eastleigh Nairobi

     

    Jaaliyadda  SSC ee wadanka Kenya, gaar ahaan Nairobi ayaa ku baaqay shirwayne lagaga arrinsado mustaqbalka gobollada SSC. Jaaliyadda ayaa walaac ka muujisay guud ahaan degaanka SSC iyo kala daadsanaanta beesha.

     

    Warkii oo dhan

     

     

    Farriin ku socota dibadjoogga degmada Dharkayn Geenyo iyo guud ahaan gobolada SSC.    

     

    Farriintii oo dhan

       

    Muqdisho(jun.17.09)

     

    Degmada Kaaraan oo ay la wareegeen Al-shabaab iyo

    gumaadkii shacabka oo dib uga billowday Xamar

     

    Bahda dharkayn media.

     

     

    Muqdisho(jun.17.09)

     

    Taliyihii ciidanka booliiska gobolka Banaadir Cali Saciid oo ku geeriyooday dagaalkii saakay Muqdisho ka dhacay.

     

    Dharkayn media.

     

     

    Muqdisho(jun.16.09)

     

    Degaanka Galgalato oo ay gacanta u gashay dhaq dhaqaaqa xoogaga ka soo horjeeda dowladda ee Al-shabaab.

     

    Warkii oo dhan

     

     

    Kismaayo(jun.13.09)

     

    Maamulka ka arrimiya magaalada Kismaayo ayaa meel fagaaro ah ku gubay dawooyin dhacay.

     

    Warkii oo dhan

     

     

     

    Dharkayn(jun.12.09)

     

    Wasiir ku xigeenka Caddaalada ee Somaliland Yuusuf Ciise Talaabo ayaa la sheegay inuu saddexdii maalmood ee u dambeeyey uu ku xanibnaa garoonka diyaaraha  Dubai ee dalka imaaradka carabta.

     

    Warku wuxuu intaa ku darayaa in loo sheegay baasaboorka keliya ee la ogolyahay in uu yahay baasaboorka Soomaaliya.    Warkii oo dhan

     

    Dharkayn(jun.12.09)

     

    Kolonyo ciidanka itoobiyaanka ah oo soo galay Balanbale ee gobolka Galgaduud.

     

    dharkayn media

     

     

     

    Dharkayn(jun.12.09)

     

    Maamulka Islaamiga ee ka arrimiya gobolada jubbooyinka ee Soomaaliya ayaa ka digay abaabulka Keenya ay waddo oo lagu xagaldaacinayo maamulka tabargalay ee jubbooyinka.

     

    Warkii oo dhan

     

    Dharkayn(jun.10.09)

     

    Sh. Aways oo eedeyn u jeediyey ururrada midowga Afrika, IGAD, qaramada midoobay iyo midowga Yurub.

     

    warkii oo dhan

     

     

     

     

     

     

     

     


     

     

     

     

     

     

     

     


     

     

     

     

     

     

     

     

     

     


    Xumaanta Qabiilka: Sh. Maxamed Umal:

     

       VIDEO: Daawo

     

    Dharkayn Geenyo iyo waxa Isha ay ka damacsantahay mustaqbalka kaga bogo 

    halkan.

     

    Baladweyn(jun.09.09)

     

    Wasiirka aminga qaranka ee dowladda Soomaaliya Col, Cumar Xaashi oo maanta ka ambobaxay degmada B/weyne.

     

    Warkii oo dhan

     

     

    Dharkaym(jun.09.09)

     

    Dowladda Soomaaliya malahan tabar kufilan, sidaas waxaa yiri Axmed Walad Cabdalla.

     

    Warkii oo dhan

     

     

     

    Dharkayn(jun.02.09)

    Md. Cabdirashiid Barkhadle oo mar ahaa gudoomiyaha gobolka Sool, marna noqday wasiir ayaa waraysi uu siiyey VOA kaga hadlay nadaamka xisbiyada badan ee laga hadal hayo Puntland. Waxaana uu si cadho leh u yiri in aysan haboonayn laga hadlo xisbiyo iyadoo gobolo maqanyihiin.

     

    Dooddii oo dhan

     

    Muqdisho(jun.02.09)

     

    Dagaalo faraha la iskula tagay kaddib ayaa Xisbul Islaam uu dib ugu noqday goobihii laga soo riixay.

     

    Sida caadada ahayd ayaa ciidamada gumaysiga ee AMISOM u qeybisay madaafiic xaafadha magaalada.

     

    Wixii ka soo kordha kala soco dharkayn media.

     

    Muqdisho(may.29.09)

     

    Dhaq dhaqaaq dagaal oo laga dareemayo goobihii la'isku horfadhiyey iyo dadkii oo billaabay barakac, iyagoo sababa uga dhigay qaxa cabsi dagaal.

     

    Warkii oo dhan

     

    Dharkayn(may.28.09)

     

    Afhayeen u hadlay Xarakada Al-shabaab oo jawaab ka bixiyay go’aankii IGAD iyo Midowga Afrika.

     

    Warkii oo dhan

     

     

    Dharkayn(may.28.09)

     

    Golaha Ammaanka ee Qarammada Midoobay oo Waqtiga AMISOM u kordhiyey ilaa bisha Janaayo 31.2010

     

    Halkan ka akhri qaraarka UN-ta ee lagu kordhiyey waqtiga AMISOM (English)

     

    Warkii oo dhan

     

     

     

    Copyright ® 2003 dharkayn.com  
    DHARKAYN GEENYO