Horumar iyo Hufnaana

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Rug caafimaad oo loo yagleelo degmada Dharkayn geenyo ayaa waxa ay isbaddel wayn ka sammeyn kartaa cudurada halista ah ee marwalba dadku la soo dhacaan. Cudurka duumada ayaa waxa uu yahay kan ugu halisan, marka la barbardhigo cudurada kale.

 

Waxaa sidoo kale oo uu degaanku ku soo kordhinayaa in lagu daryeelo haweenka iyo caruurta oo ah koox u tabar darran marka ay noqoto dhanka cudurada.

 

Bahda dharkayn media

 

 

 

Daryeelka caafimaadka xoolaha

 

 

 

Xigasho somalitalk

 

Biyaha

 

Biyaha oo la cabo caloosha oo maran ayaa waxay ka hortag u noqotaa cuduro badan oo halis ah.

 

 

Halkan ka akhriso


Copyright ® 2003 dharkayn.com  
DHARKAYN GEENYO