Qormadani sida Soomaalida u fekerto ee jagooyinka ugu xisaabtanto beel walibana wasaarad u calmato iyadoon ka tegeynin waxay haddana faaqideysaa qaabka awoodda loo qeybiyay xukuumadda u dhisan tahay iyadoo laga eegayo dhinacyo badan  oo isugu jira: labada dhinac ee wada dhisay, islaamiyiinta, taageerayaashii TFG-da, waxaanan idinku soo dhiraandhirinay sidan soo socota: 

Miisaanka koowaad: beelaha Soomaalida iyo xukuumadda cusub 

 

Daarood  

No Magaca jagada Jufada
C/waaxid Cilmi Goonjeex Ra’iisal Wasaare Ku Xigeen Ahna Wasiirka Tamarta Iyo Shidaalka Mareexaan
Maxamed Cabdi Gaandi Wasiirka gaashaandhigga Ogaadeen
C/risaaq Cusmaan Jurille Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Dashiishle
C/rashiid Maxamed Cirro Wasiirka Ganacsiga Majeerteen
Cali Jaamac Jangeli Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Dhulbahante
Maxamed Cabdi Yuusuf Wasiirka Howlaha guud iyo Guryeynta Owrtable
C/raxmaan Jaamac Cabdalla Wasiirka Warshadaha Warsangeli
C/llaahi Axmed Cabdulle Azhari Wasiirka Jaaliyadda Dibadda Leylkase

Beesha Daarood waxay heshay mid kamid ah wasaaradaha waaweyn: Gaashaandhigga iyo wasaarado kaloo muhiim ah sida:  Howlaha Guud, Gaadiidka Cirka iyo dhulka, Boostada, shidaalka iyo Warshadaha. 

Hawiye  

No Magaca jagada Jufada
C/raxman Maxamud Faarax (Janaqow) Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka Murusade
C/qaadir Cali Cumar Wasiirka Arrimaha Gudaha Saleebaan
Cumar Xaashi Aadan Wasiirka Ammaanka Qaranka Xawaadle
C/raxmaan C/shakuur Warsame Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Ceyr
Prof. Ibraahim Xasan Caddow Wasiirka Tacliinta Sare Sacad
Farxaan Cali Maxamud Wasiirka Warfaafinta Duduble
Dr. Maxamed Cali Ibraahim Wasiirka Dhaqan celinta iyo Naafadda Baadicadde
Maxamud Cabdi Ibrahim Wasiirka Gargaarka Aadamiga Gaaljecel

Beesha Hawiye waxay heshay: laba kamida wasaaraddaha waaweyn ee Cadaaladda iyo Arrimaha gudaha, iyo wasaarado muhiim ah  sida: Qorsheynta & Iskaashiga caalamiga, Amniga Qaranka . 

Digil iyo mirifle  

No Magaca jagada Jufada
Shariif Xasan Sheekh Aadan Ra’iisal wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Maaliyadda Asharaaf
Madoobe Nuunow Maxamed Wasiirka Dastuurka iyo arrimaha Federaalka Dabarre
Sheekh Nuur Cali Aadan Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta Geledle
Fowsiya Maxamed Sheekh Wasiirka Haweenka iyo arrimaha Qoyska Eelaay
Maxamed Ibraahim Xaabsade Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Leesaan
Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud) Wasiirka Beeraha Xarin
Abuukar Cabdi Cusmaan Wasiirka Xanaanada Xoolaha Garre
Maxamed Mursal Sheekh Wasiirka Hantida Qaranka iyo Qalabeynta Luwaay

Beesha Digil & Mirifle waxay heshay mid kamida wasaaradaha waaweyn: Maaliyadda iyo wasaarado muhiim ah sida: Xanaanada Xoolaha, Dekadaha iyo Gaadiidka Badda iyo Beeraha 

Dir 

No Magaca jagada Jufada
Prof. C/raxmaan Adan Ibrahim (Ibbi) Ra’iisal wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka kaluumeysiga iyo kheyraadka Badda Dir/Gaadsan
Maxamed C/llaahi Oomaar Wasiirka arrimaha dibadda Isaaq /Sacad muuse
Maxamed Cali Xagaa Wasiirka Cilmi baarista iyo Tiknolojiyada Dir/Ciise
Qamar Aadan Cali Wasiirka Caafimaadka Dir/Surre
Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Isaaq/H/jeclo
Cabdalla Boos Axmed Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Habar yoonis
Xuseen Ceelaabe Faahiye Wasiirka Dib u dhiska Gudubiirsi
Maxamed Xuseen Siciid Wasiirka Dalxiiska Iyo Duurjoogta Isaaq/Arab

Beesha Dir waxay heshay  wasaarado waaweyn: Dib u dhiska, Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda iyo kuwo muhim ah sida: Arrimaha dibadda, iyo Macdanta iyo Biyaha. 

Beesha shanaad 

No Magaca jagada Jufada
Maxamed C/llaahi Waayeel Wasiirka Waxbarashada iyo Barbaarinta Reer Aw Xasan
Khadiija Maxamed Diiriye Wasiirka hourmarinta reer Miyiga Yaxar
Saleebaan Colaad Rooble Wasiirka Isboortiga iyo dhalinyarada Shiidle
Burci Maxamed Xamza Wasiirka Degaanka iyo ilaalinta Bii’ada Banaadiri

Beesha shanaad waxay heshay wasaaradda muhiimka ah ee Waxbarashada iyo Barbaarinta, waana markii ugu horeysay tan iyo intii lasoo rogay nidaamka 4.5 ee jago noocan oo kale ah la siiyo . 

Miisaanka labaad qeysiga wasaaradaha xukuumadda cusub iyo labada dhinac ee tfg iyo ARS 

XUBNAHA ISBAHEYSIGA DIB U XOREYNTA XUBNAHA DOWLADII tfg-da
WASAARADAHA MAGACA WASAARADAHA MAGACA
Maaliyadda Shariif Xassan Sheikh Aadan     DIB U DHISKA Xuseen Ceelaabe Faahiye
gaashaandhigga Maxamed Cabdi Gaandi  Boostada iyo Isgaarsiinta C/risaaq Cusmaan Jurille
arrimaha gudaha Cabdulqaadir Cali Cumar Warshadaha C/raxmaan Jaamac Cabdalla
Cadaaladda iyo garsoorka Cabdiraxman Maxamud Faarax Janaqow Ganacsiga C/rashiid Maxamed Cirro
qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga Cabdiraxman Cabdishakuur Warsame Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Cali Jaamac Jangeli
amniga qaranka Cumar Xaashi Aadan Wasiirka Tamarta Iyo Shidaalka C/waaxid Cilmi Goonjeex
Howlaha Guud Iyo Guryeynta Maxamed Cabdi Yuusuf    Gaadiidka Badda iyo Dekadaha Maxamed Ibraahim Xaabsade
Waxbarashada iyo Barbaarinta Axmed Cabdullaahi Waayeel Beeraha Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud)
Tacliinta Sare Prof. Ibraahim Xassan Caddow Macdanta iyo Biyaha Cabdalla Boos Axmed
Dhaqan Celinta Iyo Naafadda Dr. Maxamed Cali Ibraahim Dastuurka iyo Federaalka Madoobe Nuunow Maxamed
Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Prof. Cabdiraxman Aaden Ibraahim Ibbi Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta Sheekh Nuur Cali Aadan
XANNAANADA XOOLAHA Abuukar Cabdi Cusman  CaafImaadka Qamar Aadan Cali
HANTIDA QARANKA IYO QALABEYNTA Maxamed Mursal Sheekh Shaqada iyo Shaqaalada Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye)
gargaarka aadamiga Maxamud Cabdi Ibrahim horumarinta miyiga Khadiijo Maxamed Diiriye
DHALINYARADA IYO ISBOORTIGA Saleeban Colaad Rooble   CILMI BAARISTA IYO TIKNOLOJIYADA Maxamed Cali Xagaa
hAWEENKA IYO ARRIMAHA QOYSKA Fowsiya Maxamed Sheikh  JAALIYADAHA DIBADDA C/llaahi Axmed Cabdulle Azhari
GARGAARKA AADAMIGA Maxamud Cabdi Ibrahim Dalxiiska iyo duurjoogta Maxamed Xuseen Siciid
XUBNAHA DIBADDA LAGA QAATAY
ARRIMAHA DIBADDA Maxamed Cabdullaahi Oomaar
GEGAANKA IYO ILAALADA BII’ADA Burci Maxamed Xamza
 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Isbaheysiga Dib u xoreynta ee ARS-ta ayaa qaadatay inta ugu badnaa wasaaradaha lagu magacaabo halbowlaha ee ugu muhiimsan xukuumadda sida: Maaliyadda, Iskaashigga Caalamiga ah, Arrimaha Gudaha (Ammaanka Qaranka), Cadaaladda iyo Garsoorka iyo Gaashaandhigga, waxaana la oran karaa  kadib doorashadii madaxweyne Sharif Axmed waa guushii labaad ee ARS-ta u soo hoyatay. 

Miisaanka saddexaad Islaamiyiinta ku jira xukuumadda cusub

 

No Magaca jagada
Cabdiraxman Cabdishakuur Warsame  
Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashigga Caalamigga
Axmed Cabdullaahi Waayeel  
 
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta
Cabdulqaadir Cali Cumar  
 
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha
Cabdiraxman Maxamuud Faarax Janaqow 
 
Wasiirka Wasaaradda Caddaalada iyo Garsoorka
Prof. Ibraahim Xassan Caddaw Wasiirka Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare
Dr. Maxamed Cali Ibraahim Wasiirka Dhaqan celinta iyo Naafadda

Xubnaha lagu tilmaami karo inay islaamiyiin yihiin ama ka soo jeeda xarakaad islaami ah ee ku jira Golaha wasiirada waxay gaarayaan sida sare ka muuqata 6 xubnood taasoo micnaheedu yahay in ku dhowaad 17% Golaha xukuumadda cusub ay islaami tahay. 

MIISAANKA AFRAAD: Taageerayaashii C/llaahi Yuusuf 

No Magaca jagada
1 Khadiija Maxamed Diiriye  
 
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Reer Miyiga
2 Xasan Maxamed Nuur (Shaati-Guduud) Wasiirka Wasaaradda Beeraha
3 Cabdirasaq Cusman Jurille Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta:
4 C/rashiid Maxamed Cabdi (Cirro) Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga

Waxaa muuqata in xubno aad ugu dhowaa madaxweynihii hore C/llaahi Yuusuf Axmed  lagu soo daray xukuumadda cusub.

MIISAANKA SHANAAD: Taageerayaashii nuur cadde 

No Magaca jagada
Maxamed Ibraahim Xaabsade  Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda
C/waaxid Cilmi Goonjeex Wasiirka Shidaaka iyo Tamarta ahna Ra’iisal wasaare xigeen
Cabdalla Boos Ahmed Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha

 

MIISAANKA LIXAAD: MUUQAALKA xukuumadda cusub

 

Wasiirada ARS ee Islaamiga ah

  1. Cabdiraxman Cabdishakuur Warsame
  2. Axmed Cabdullaahi Waayeel
  3. Cabdulqaadir Cali Cumar
  4. Cabdiraxman Maxamuud Faarax Janaqow
  5. Prof. Ibraahim Xassan Caddow
  6. Dr. Maxamed Cali Irbahim

Wasiirada Ars-ta ee kale

  1. Prof. Cabdiraxman Aaden Ibraahim Ibbi
  2. Shariif Xassan Sheikh Aaden    
  3. Maxamed Cabdi Gaandi 
  4. Fowsiya Maxamed Sheikh 
  5. Maxamed Cabdi Yuusuf   
  6. Saleeban Colaad Rooble  
  7. Cumar Xaashi Aaden  
  8. Abuukar Cabdi Cusman 
  9. Maxamed Mursal Sheekh
  10. Maxamud Cabdi Ibrahim

   Wasiirada TFG-da ee dhexdhexaadka

  1. Madoobe Nuunow Maxamed
  2. Sheekh Nuur Aadan Cali
  3. Farxaan Cali Maxamud
  4. Maxamed Cali Xagaa
  5. Qamar Aadan Cali
  6. Maxamed cabdi Xayir Maareeye
  7. C/laahi Axmed Cabduli Azhari
  8. Xuseen Ceelaabe faahiye
  9. Maxamed Xuseen Siciid
  10. C/raxmaan Jaamac Cabdalla
  11. Cali Jaamac Jangeli

   Wasiirada TFG-da ee taageerayaashii C/llaahi Yuusuf

  1. Khadiija Maxamed Diiriye
  2. Xasan Maxamed Nuur (Shaati-Guduud)
  3. Cabdirasaq Cusman Jurille
  4. C/rashiid Maxamed Cabdi (Cirro)

   Wasiirada TFG-da ee taageerayaashii Nuur Cadde

  1. Maxamed Ibraahim Xaabsade 
  2. C/waaxid Cilmi Goonjeex
  3. Cabdalla Boos Ahmed

   Wasiiro kale

  1. Maxamed Cabdullaahi Oomaar
  2. Burci Maxamed Xamza
  3. Abuukar Cabdi Cusmaan  

Gabogabadii waa howl aan yareyn in la is waafajiyo xubnaha Golaha wasiirada ee sida aadka ah u kala aragti iyo dhaqan duwan, haddii Raysal wasaare Cumar C/rashiid awoodi karo inuu xukuumaddani ka dhigo mid wada shaqeyn karta ka sokow fikradaha ay kala aaminsan yihiin iyo dhinacyada siyaasadeed ee ay ku abtirsadaan waxay noqon lahayd markii ugu horeysay oo Soomaali nooc waliba leh ku midoobeen shaqo dan guud ah.   

 

Bahda dharkayn media