Tahniyad aroos Iswiidhan!

Hambalyo farxadi ku dheehantahay ayaanu hawada u marinaynaa caruus Cabdiraxmaan Cali Khaliif iyo caruusad Nashaad Axmed Heybe oo uu kadhacay arooskooda magaalada Istookholm ee wadanka Iswiidhan. Waxaanu EEBBE kabaryeynaa in uu noqdo guurkii lagu nagaado ee badhaadha... Aaamiin !

Bahda Warbaahinta Dharkayn.

 

Tahniyad Aroos Dameercad!

Md. Maxamed Sulub Caligaas oo ku aqal galay degmada Dameercad ee wadanka Ogaadeeniya.

Waxaanu EEBBE kabaryeynaa in uu noqdo guurkii lagu nagaado ee badhaadha... Aaamiin !

Bahda Warbaahinta Dharkayn.