Ku:Dhamaan Issimada beelaha SSC
Ku :Culimaa,Udiinka Beelaha SSC
Ku :Aqoonyahanaka iyo Waxgarandka beelaha SSC Dal iyo Dibadba
Ujeedo: Baaq Shirweyne Beeleed
Sida laga warqabo waxaa in dhawaale nooga socday magaalada
Markaanu aragnay wacyiga iyo marxalada ka jirta deegaanada SSC.
Markaanu talo la`aanta keentay dhibkan kataagan deegaanada SSC .
Markaanu aragnay baahida midnimo la`aaned
Markaanu duulaanka xaqdarada ah ee dhulkeena lagu haysto iyo barakaca ka socda deegaanadeena
Markaanu aragnay xadgudubka beelaha darisyadu ku hayaan deegaankeena iyo taladeena
Markaanu aragnay nabad galiyo la`aanta ka jirta dalkeena
Markaanu aragnay hormar la`aanta arimaha bulshadeena
Markaanu aragnay in aanay jirin cid aan dhulbahante ahayn oo u maqan xal u helida dhibaatooyinka aan kor ku xusay
Waxaanu ugu baaqaynaa dhamaan beelaha dhulbahante oo ay ugu horeeyaan issimada culuma, udiinka ,Aqoonyahanada iyo waxgaradka bulshada dal iyo dibadba inay isugu yimaadaan shirweyne wada tashi oo aanu gogoshiisa dhignay magaalada Nairobi 15 jully, kaasoo looga gol leeyahay xal uhelida dhamaan dhibaatooyinka aanu kor ku xusnay
Wabilaahi towfiiq
Gudiga Jaaliyada
1 cabdiladiif ismail abokor
2 cabdiqaadir ahmed awali
3cabdishakri Mohamed ismail
4 muuse xussen mataan
Cabdiwahab Mohamed cabdiweyne
Email:naaji2008@gmail.com