*   Maqaalada

*   Waxbarashada

*   Caafimaadka

*   Diinta

*   Nala soo xiriir

 

OGADEN

Hay'adda waddaniga ee

Isha Development Committee

Caaqil Xasan Caligaas

 

Garaad Cali Buraale Xasan Shiil

 

Xildhibaan

Cabdul cabdi Faarax

 

Madaxweyne Maxamed Cabdi Xaashi

 

Md. Faysal Cabdiraxmaan Caligaas

www.aligas.no

 

Sawirrada degmada Dharkayn Geenyo

 

Jaamacadda Nugaal

Laascaanood

 

 

Wiilasha OGADEN

 

Dharkayn Blog

Mareegaha Soomaalida

 

  • Allgalgaduud
  • Allpuntland
  • Allsanaag
  • Awdal news
  • Boocame
  • Calanka
  • Ceegaag
  • Ceegaagmedia
  • Gabiley 
  • Galdogob Times
  • Jidbaale
  • Juriile Online
  • Kismaayo
  • Lasanod
  • Nugaal media
  • NSUM 
  • Hiiraan
  • Horseed Media
  • Ogaden Tube

  • Puntlandi

  • Qoraxay

  • Riinji
  • Save Ogaden
  • Shabeele
  • SomaliAdiga
  • Somalidoctors
  • Somalifans.net
  • Somalitalk
  • Somaliland.org
  • Togdheer News
  • Wardheer
  • Xaysimo
  •  

    Dharkayn(28.jan.12)

     

    Indho badan: Ciidamo badan oo iskugu yimid duleedka degmada Dharkayn Geenyo iyagoo galay diyaar garowgii ugu dambeeyey.  Ciidamadan ayaa loogu magacdaray Indho badan sababtuna ay tahay in ay yihiin ciidan habaysan islam markaana ah ciidan khibrad u leh duleynta kuwa markaa ay isku fara saaraan goobta dagaalka.

     

    Weli lama oga barta ay ciidamada Indho badan ujahaysan doonaan. Balse waa ciidan si wsanaagsan boorka looga jafay.

     

    Bahda Warbaahinta Dharkayn

    Dharkayn(19.jan.12)

     

    Waxaa si ku meel gaadh ah loogu doortay magaalada Taariikhiga ah Taleex inay noqoto Caasimadda maamulka Khaatumo.

    Waxaa iyana lagu dhawaaqay in Golaha Wakiiladu ka koobnaan doono 47 xubnood oo 9 ka mid ah loo qoondeeyey inay noqdaan Hablaha Khaatumo. Magacayada  Golaha madaxtooyada ayaa kala ah ..... sii akhri

     

      Bahda warbaahinta Dharkayn

       

      Dharkayn(15.jan.12)

      Taleex: Madaxdhaqameedka SSC oo maanta shir Jaraa'id ku qabtay aqalka madaxtooyada ee magaalada Taleex

      ayaa si kulul u canbaareeyey weerarkii qaawanaa ee maleeshiyada Somaliland kusoo qaadday saaka magaalada Buuhoodle. Warkii oo dhan

       

      Buuhoodle:

      Warkii ugu dambeey ee magaalada Buuhoodle ... Warkii oo dhan

       

      Dhrakayn(15.jan.12)

      Buuhoodle iyo saaka.

      Waxaa laga baqayaa in uu dagaal ka dhaco degaanadii horey la'iskugu qabtay ee ay kamidtahay Kalshaale, Maygaagle iyo Hagoogane.

      Bulshadii Buuhoodle ayaa saaka ku dareertay jiidda hore, iyagoo difaac adag xiranaya.

       

      Bahda warbaahinta Dharkayn

       

      Dharkayn(13.jan.12)

      Norway: Anagoo ah Jaaliyadda gobolada SSC ee kunool magaalada Kristiansand ee wadanka Norway ayaa waxaanu halkan taageero buuxda uga diraynaa maamul goboleedka cusub ee lagaga dhawaaqay magaalada taariikhiga ah ee Taleex ee gobolka Sool.           Qoraalkii oo dhan

       

      Dharkayn(13.jan.12)

       

      Taleex: Isimada ayaa maanta soo bandhigay fikirkooda ku aaddan taageeridda maamul ugaar ah beelaha SSC.

       

      Sidoo hogaamiyaha hogaanka SSC Saleebaan Xaglotoosiye ayaa isna shirka ka sheegay inuu xilkii hogaanka maanta laga bilaabo uu kusoo celiyey ergooyinka shirka khaatumo2.

      Ururka Bulsho ayaa si weyn u soo dhaweysay talaabada hogaanka ee SSC.

       

      Dharkayn(12.jan.12)

       

      Taleex: Garaad Saleebaan ayaa khudabad aad loola dhacay ka jeediyey madasha shirka, caddeeyeyna inuu raali ka yahay, taageerayona in shacabka SSC wax uu leeyahay samaysto.

       

      Garaadka ayaa  wuxuu caddeeyey inaysan jirin cid uu meel ugu xidhnaa, laakiin uu ku jiray wadatashi si looga bogta arrinta oo aysan u noqon sidii shirarkii hore.

       

      Garaadka oo hadalkisii sii wata ayaa sheegay inuu isagu horeynayo in maamulka la sameeyo iyo xoreynta deegaanka.maanta waa maalin ay shacabka SSC, Isimo iyo shacaba ay ku midaysanyihiin aayo ka talintooda..

       

      Dharkayn(12.jan.12)

       

      Anaga oo ah Bahda Warbaahinta  Dharkayn waxaannu halkan uga tacsiyeeynaynaa eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey marxuum Cabdi Xassan Xaamud (Cabdi Gadawe) oo ku xijaabtey magaalada Laas-Caanood ee G Sool. waxaanu ilaahay uga baryeynaa in uu janatul fardowsa geeyo, qabrigana u iftiimiyo ...... aamin aamin aamin.

       

      Dharkayn(11.jan.12)

       

      Maamul goboleedka cusub ee Darwiish ayaa si weyn looga soo dhaweeyey degamada Dharkayn Geenyo. Waxaa socod wanaagsan kumaray magaalada bartankeeda bulshada qeybaheeda kala duwan, kuwaas oo ay ka muuqatay mashxarad iyo reynreyn weyn.

       

      Bulshada Dharkayn Geenyo ayaa ku tilmaamay maamulkan cusub horumar weyn oo horay loo qaaday.

       

      Dharkayn(11.jan.12)

       

      Taleex: Waxaa maanta soo gaaray madasha shirka Khaatumo Profasoor Abshir Jaamac Juxa oo si weyn loo sugayey.

       

      Dharkayn(11.jan.12)

       

      Madasha shirka Khaatumo2 ee taleex ayaa waxaa ka soo baxaya natiijo wanaagsan.

       

      Marka laga reebo isimada Maamulka Puntland barakaca ka qaata waxaa umaddii kale oo dhan ay ka dhawaajisay in aynu xaaladda SSC ay ku jirto aynu kaga bixi karno in aynu midowno oo Maamul goboleedna dhisano.

       

      Dharkayn(05.jan.12)

       

      Taleex, Waxaa saaka 10 kii subaxnimo shir uga furmay madasha shirka Khaatumo2 ergooyinkii gudaha iyo qurbaha.

       

      Ergooyinkan oo ka kala yimid deegaamada SSC iyo qurbaha ayaa saaka si rasmi ah u billaabay doodihii shirka khaatumo2.

       

      Dharkayn

       

      Taleex, Waraysi gaar ah uu bixiyay Dr. Cali Ciise ayaa wuxuu ka hadlay Arimo badan oo ku saabsan xaaladda degaamada SSC ee xiligan ay ku sugantahay.  Wuxuu sidoo kale ugu baaqay dadka degaanadan inay danahooda u midoobaan..

       

      Hoos ka daawo warkii oo dhan.

       

      Halkan Ka Daawo

       

      Dharkayn

       

      Ururka Bulsho

      Ururku wuxuu si buuxda u taageersan yahay shirka ka dhacaya magaalada qaddiimiga ah ee Taleex. Waa shir ay wada dhowrayaan dhammaan Soomaali oo idil. Waa shir laga sugayo in ay wax dan u ah bulsha weynta SSC ay ka soo baxaan. Sidaa darteed haddaanu nahay ururka Bulsho waxaanu lagarab taaganahay shirkakan taageero weyn.

       

      Waxaanu EEBBE kabaryeynaa in uu noqdo shirkii lagu anfaco.

       

      Xafiiska Ururka Bulsho,

      Laascaanood,

      Dowlad Goboleedka Darwiish

       

      Dharkayn(17.seb.11)

       

      Isimada oo Baaq Ku Aadan Shirka Khaatumo2 Soo Saaray Golaha Isimada Sool, Sanaag iyo Cayn


      Ujeeddo: Qabsoomidda Shirwaynaha Khaatumo 2 ee Beesha Dhulbahante Shir wadatashi ah oo ay isugu yimaadeen isimada beesha Dhulbahante 3dii ilaa 4tii October 2011 ..  Warkii oo dhan

       

      Dharkayn(17.seb.11)

       

       

      KU: Gudida Qaban qaabada Shirwaynaha Khaatumo labo.


      KU: Dhamaan Isimadda Dhulbahante iyo Shacabweynaha Dhulbahanteba


      Ujeeddo: BEEN ABUURIS BAAQA GOGOSHA SHIRKA KHAATUMO TWO   
      Baaqii oo dhan

       

      Dharkayn(11.seb.11)

       

       

      Masjidka Saaxmeegaag

      Ma rabtaa saddaqatul jaariyah oo ku anfacda aakhiradaada, waxtarna unoqota bulshada islaamka. Ma Jeclaan lahayd inaad wax tarto waalidkaaga ama waalidkiis, mase ogtahay inaad u samayn karto camal u socda iyaga oo dhintay. Masjid dhiskuna uu ka mid yahay camaladaas? Warkii oo dhan

      Halkan ka daawo Saaxmeegaag

       

      Dharkayn(11.seb.11)

       

      Wasiir Ku Xigeenka Maaliyada Puntland Cabdi Qawdhan ayaa Shalay Booqasho ku kala bixiyey Magaalada Tukaraq iyo degaamada hoos yimaada.


       

      Warkii oo dhan

       

       

       

      Dharkayn(03.seb.11)

       

      Ciyaar xiiso leh ayaa waxa ay ka dhacday garoonka kubadda cagta ee Domco. Ciyaartaas oo ay cayaartoydii Domco ay foodda isdareen cayaartoy xul ah oo ka kala yimid Marqaan, Goob iyo Buuhoodle ayaa waxa ay ku dhamaatay 1-0 oo guusha halkaa ku raacday cayaartoyda usafmayd Domco.

      Laba todobaad ka hor ayey ahayd markii ay cayaartoyda Domco iyo cayaartoyda Marqaan isku haleeleen Marqaan oo ay halkaas 5-0 ku raacday guusha cayaartoyda Domco.

      Halkan kaga bogo sawiradii oo dhan: 1iyo 2

       

      Dharkayn(03.seb.11)

       

      Cudurka sokorta oo cudur si xad dhaaf ah u wada haya dadka soomaalida ayaa waxa ay mareegta Bahda Warbaahinta Dharkayn ku eegaysaa waxa keena iyo sida looga horti karo in uu san kuugu dhicin.

       

      Warbixintii oo dhan

       

       

      Dharkayn(02.seb.11)

       

      Ururka Bulsho: BAAQ KU AADDAN DAGAALKA GAALKACYO!

      Dagaalka ka huraya Gaalkacyo waa dagaal sokeeye oo dhinac walba ku qaldan: diin ahaan, dhaqan ahaan, dhaqaale ahaan iyo xuquuqda insaankaba.

      Dagaalkan socday labada maalmood wuxuu galaaftay dad badan oo dhan walbaba ka wada dhashay. Sidaas darteed, waxaan ku baaqeynaa in dagaalka la joojiyo loogana hortago sida ugu dhakhsaha badan. Baaqii oo dhan

       

      Dharkayn(28.agoosto.11)

       

      Safarkii uu madaxa hay'adda Isha Development Committee ku tagay degaamada ay kamid yihiin Domco, Dharkayn Geenyo, Dameercad iyo degaano kale oo isla degaankaas ah.

      Madaxa hay'adda ayaa waxaa loo qaabilay si heer saro ah. Waxaana u suurto gashay in uu soo kormeero mashaariic badan oo ay hay'adda kafulisay degaanka.. Warkii oo dhan

       

      Dharkayn(22.agoosto.11)

       

      Hambalyo !!! Hambalyo !!!

      Waxaanun halkan hambalyo uga diraynaa Axmed nur Cabdiraxmaan Caligaas(Qadaafi) oo uu wiil ugu dhashay magaalada Melbourne ee wadanka Australia.

      Waxaanu leenahay soo barbaar oo noqo wiilkii anfaca diintiisa, dadkiisa iyo dalkiisa.... aamiin !

       

      Dharkayn(22.agoosto.11)

       

      Warbixin ku saabsan degmada Domco iyo horumarka laga dareemayo magaalada. Kulankii Faysal Cabdiraxmaan Caligaas iyo dadweynaha Domco iyo dadaalka bulshada Domco.

       

      Ugu danbeyntii ururada uu lakulmay Faysal iyo wixii ay kawadahadleen.

       

      Warkii oo dhan iyo sawirradii oo dhan.

       

      Dharkayn(15.agoosto.11)

       

      Safarkii uu Faysal cabdiraxmaan Caligaas ku tagay Soomaaliya iyo degaanada sida Domco, Dameercad, Dharkayn Geenyo, iyo Saaxmeegaag oo ay dhamaantood ka muuqato horumar dhan walba ah.

       

      Warka, guud ahaan gadaal ayaan idinkaga soo gudbin doonaa.

       

      Halkan kaga bogo sawirrada Domco.

       

       

       

       

       

       

       

      Isha Aid

       

       

      Dhismihii dugsiga Dharkayn oo meel fiican maraya iyo dadweynaha degmada Dharkayn Geenyo oo aad usoo dhaweeyey dhamaystirka siddeeda qol ee uu ka koobnaanayo dugsiga iyo dadaalka hay,adda Isha Aid.

      Dhismihii oo dhan

       

      Domco:

      Halkan waxaad ka dheehan kartaa muuqaalka iyo dadweynaha degmada Domco.. sawirradii oo dhan

       

       
      Sheekh Maxamed Umal
       
       
       

       
       
       

      Shirkadda Dhismaha Guryaha ee Yaaheel (Yaaheel Construction Company)

       

       

      Xargaga waxa ay masaafo 

      20 km ah ujirtaa magaalada Laascaanood,  kana xigtaa dhanka Dhumay ee galbeedka Laascaanood..... Sii akhri...

       

      Sawirrada Xargaga: 

      1-aad iyo  2-aad

       

       

      Dugsiga Dharkayn Geenyo

       

       

       

      Properties Planet Ltd

       

       

       

      Soomaaliya, dhulkii lamadegaanka...

       

      Qoraalkii oo dhan

       

       

       

      1 aad
       
      Waxa soo jeedinaya
      Dr. Georgi Kapchits
       
      Soomaaliya:Jannadii
      La WaayeyQaybtii 2-aad
       
       
      Waxa soo jeedinaya
      Dr. Georgi Kapchits

       

       

       

       

       

       

       

       

       

       

       

       

       

       

      Faa'idooyinka iyo waxtarka hilibka iyo caanaha Geela ay inoo leeyihiin....

      Qoraalkii oo dhan

       

       

       

      Halkan kaga bogo Xamar weyne iyo Ceelgaab

       

       

      Qaylo dhaan !!!!

      Dharkayn Geenyo iyo Domco

      Abaarta sanadkan oo aad u adag darteed ayaa hay'adda Isha iyo Bahda Warbaahinta Dharkayn ku boorinayaan dadweynaha reer Dharkayn iyo Domco in ay lagaaraan eheladooda iyo intii muslimiin ahba wixii caawin ah oo ay awoodaan !

      Wixii caawin ah khayr EEBBE ha'idinkugu beddelo..Aaamin

       

      Wadna Xanuun (Coronary Artery/Heart Disease)

       

       

      Halkan ka akhriso

       

       

       

       

      Waxqabadka iyo himilooyinka hay'adda Isha Aid iyo horumarka ay kadamcsantahay degmada Dharkayn Geenyo iyo tuulooyinka kuxeeran. Warkii oo dhan

       

      Isha Dev. Comm. :

      Hay'adda Isha ayaa waxa ay gacanta ku haysaa dugsiyada degmooyinka......Warkii oo dhan

       

      Hay'adda waddaniga ah ee Isha Aid ayaa agab waxbarasho kaqaybisay dugsiga h/dh ee dharkayn ee ku yaal degmada Dharkayn Geenyo. Warkii oo dhan

       

      Dharkayn(04. mai.11)

       

      Degmada Xargaga iyo dhismiyaashii ugu horeeyey oo aad ka aragto sawirka. Waxaa sidoo kale degmada laga billaabay biyo gelin iyo beero.

       

      Sawirrada dhismayaasha cusub iyo beeraha Xargaga kaga bogo halkan:  

       

      1-aad  iyo  2-aad

       

      Dharkayn(15.agoosto.11)

      Saaxmeegaag waa degaan si gaar ahaan ah ugu fiican xoolaha. Waxaa hadda laga aasaasay tuulo, sidoo kalena laga dhisay baraago.

      Halkan waxaad si wanaagsan uga bogan kartaa sawirrada Saaxmeegaag

       

      Dharkayn(15.agoosto.11)

      Ururka haweenka Wadajir ee Domco ayaa ah urur iskaashi oo nolosha magaalada isbeddel weyn ka sameeyey. Waa urur wax soo saar oo ay bulshada degmada Domco iyo nawaaxigeeda ku xisaabtamaan.

      Halkan kaga bogo sawirradii oo dhan

      Copyright ® 2003 dharkayn.com

      Hay'adda waxabarashada gobolada SSC ee Isha Development Committee

      www.isha.no

      Dharkayn Geenyo